Friday, June 27, 2025

DAAWO: Gabar yar oo ku dhimatay hoobiye ku dhacay Fasalkii ay ku jirtay [Qiso xanuun leh]

Waxay ahayd galabnimadii maanta waxay ku jirtay fasalkeedii saddexaad xiisad ka mida markii uu madfac hoobiye ah ku soo dhacay oo nafteedii uu galaaftay.

Waa gabar yar oo dhigata dugsiga hoose dhexe, weriye Ismaaciil Taxta ayaa goobta tegay soona qaaday sawirro naxdin leh iyo muuqaal ka tarjumaya wixii galabta ka dhacay goobtaasi.


FARRIINTA, MUUQAALKA IYO SAWIRKA HOOS KA FIIRI

Tani waa bugaagtii iyo agabkii ay siday gabar yar oo ku jirtay xiisada fasalka sadaxaad dugsiga hoose Xasan Qariidi, degmada Howlwadaag wax yar ka dib markii ay ku dhimatay hoobiye ku dhacay xaruntooda waxbarasho oo ku taal degmada Howlwadaag Mogadishu…

Allow waalidiintii ay ka baxeen badal kheyr badan sii oo qaluubtooda qabooji adiga Kareem ah kuwa dhaawacmayna caafimaad sii ameen yaa Allah

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON