Tuesday, June 24, 2025

DAAWO: Khudbadii Wakiilka Somalia ka jeediyay Golaha Amniga [Somalia iyadaa is maamusha]

Wakiilka Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay Abuukar Cabdi Cusman ayaa khudbad ka jeediyey fadhiga Golaha Amniga Q/Midoobay ee arrimaha Soomaaliya.

Wakiilka ayaa difaacay go’aankii ay dowlada Somalia ka qaadatay wakiilkii xoghayaha guud ee Q/Midoobay Nicholas Haysom, wuxuuna sheegay in Somalia ay tahay dal xor ah oo Soomalidu maamusho, isagoo ku eedeeyay wakiilka Q/Midoobay inuu xadgudub ku sameeyay qaranimada Soomaaliya.

Wuxuu kaloo ka hadlay horumarka dowladda Somalia ka sameysay dhinacyada kala duwan, wuxuuna khubadiisa ahayd mid uu ku difaacayo go’anka dowladda Somaliya.

HOOS KA DAAWO

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON