Monday, July 14, 2025

DAAWO: Khudbadii xiisaha lahayd ee Salaad Cali Jeelle ka jeediyay Garoonka Boosaaso

Siyaasiga Salaad Cali Jeelle ayaa khudbad xiiso leh ka jeediyay xaflada furitaanka Garoonka cusub ee magaalada Boosaaso.

Salaad Cali Jeelle ayaa weerar ku qaaday nidaamka 4.5  isagoo sheegay in qaabkaasi aan lagu sii socon karin. “Waxaa la yiri haweenku haddii foosha ku dheeraato oo ay dhali weyso, waxaa lagu duraa kululeyso, waxaan leeyahay dowladeena kululeyso ha lagu duro” ayuu yiri Salaad Cali Jeelle oo sacab fara badan u dhacaan.

Dhinaca sare ka daawo Video-ga.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON