Thursday, July 17, 2025

DAAWO: Madaxweynaha Jubba oo si weyn loogu soo dhoweeyay Magaalada Cadaado

Madaxweynaha maamulka Jubba Axmed Madoobe ayaa maanta markii ugu horeysay ka degay magaalada Cadaado ee xarunta u ah maamulka Galmudug, iyadoo halkaasi si diiran loogu soo dhoweeyay, waxaana ka hor tegay xubno uu hogaaminayay madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed.

HOOS KA DAAWO SAWIRRADA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON