Monday, July 7, 2025

DAAWO: Madaxweynaha Puntland C/weli Gaas oo Codsi u dirtay Dowladda Imaaradka Carabta

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay inuu ka codsaday dawladda Imaaraadka Carabta in la sii wado kaalmadii ay siin jirtay ciidamada badda ee ay taageeri jirtay.

Madaxweyne Gaas ayaa sheegay in Imaaraadka uu kala dhexeeyo iskaashi dhinaca amniga ah oo ku saabsan dhinacyada argagixisada, burcad badeedda iyo tahriibka.

 HOOS KA DAAWO SHIRKA JARAA’ID EE C/WELI GAAS

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON