Monday, July 14, 2025

DAAWO: Madaxweyne Farmaajo oo weerar ku qaaday Warbaahinta Qurbe-joogta ah “Deyn ayey qaateen..”

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si weyn u weeraray saxafiyiinta ku kacsan dowladiisa, siiba kuwa dibaddaha degan oo uu sheegay inay qaameysan yihiin oo dhaqaale raadis yihiin.

Madaxweyne Farmaajo oo khudbad ka jeediyay shirka Garsoorka Soomaaliya ee maanta lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in  kuwa ugu waaweyn Warbaahinta ay weligood ka hadli jireen wixii xun, kaliyana ay buunbuuniyaan wixii xun, wuxuuna intaas ku datay saxafiyiinta dibadda jooga ay deyn qaateen oo ay doonayaan in wixii xun ay xoojiyaan si ay lacag u helaan.

HOOS KA DAAWO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON