Thursday, June 26, 2025

DAAWO: Magaalada Beledweyne oo si diiran loogu soo dhoweeyay madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Jabuuti

Madaxweynayaasha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa si diiran  loogu soo dhoweeyay maanta magaalada B/weyne ee gobolka Hiiraan, halkaasoo booqasho rasmi ah ay ku tageen. Ismaaciil Cumar Geelle oo noqday madaxweynihii ugu horeeyay ee Muqdisho Muqdisho habeen seexda ayaa socdaalkiisu la xiriiraa kormeerka ciidamada Jabuuti ee hiilwalaal ka jooga Gobolka Hiiraan.

DAAWO MUUQAALKA SOO DHOWEYNTII MADAXWEYNAYAASHA LOOGU SAMEEYAY BELEDWYNE

 

01

02

03

[ad name=”HTML-4″]

04

06

07

[ad name=”HTML-2″]

0011

0012

0013

Goobjooge.com

Muqdisho

[ad name=”HTML”]

[ad name=”HTML-5″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON