Warbaahinta ayaa heshay magacyadda, muuqaalka iyo beelaha ay ka soo jeedaan qaar ka mida dhalinyaradda Soomaaliyeed ee Maxkamad ku taalo dalka India la filayo inay ku xukunto dil toogasho ah.
Dhalinyaradda waxay u kala dhasheen beelaha soo socda:
61: Beesha Saleebaan Habargidir
31: Ceyr Habargidir
17: Sacad Habargidir
21: Mareexaan
16: Dirta Xeraale
36: Majeerteen
13: Abgaal /Waceeysle iyo Daud
7: Xawaadle
3: Leelkase
2: Awrtable
3: Carab Saalax
6: Saruur Habargidir
9: Duduble
11: Sheekhaal
2: Madhibaan
1: ka mida Isaaq
HOOS KA AKHRISO MAGACYADAA
DAAWO MUUQAALADA
ISHA: WAAGA CUSUB