DAAWO: Maryan Qaasim oo Afka furatay kana hadashay Qaabkii ay uga hor timid Dhiibistii Qalbi-dhagax

Wasiiradii hore ee Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka xukuumadda Soomaaliya Maryan Qaasim ayaa afka furatay oo ka hadashay sidii ay uga hor timid dhiibistii C/kariin Qalbi-dhagax iyo wixii ka dhacay kulankii Xukuumadda ay ka tirsaneyd ee looga dooday arrinta Qalbi Dhagax.

Iyadoo ka hadleysay Shirkii wadatashiga Soomaalida London ee ururka ONLF ayay Maryan Qaasim si qiiro leh uga hadashay inay keli ku noqotay diidmadii dhiibista Qalbi dhagax iyo ururka ONLF ay xukuumadda Soomaaliya ka dhigto Argagixiso, iyadoo markii danbena sheegtay inay xilkii wasiirnimo isaga tagtay.

HOOS KA DAAWO

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

108,371FansLike
568FollowersFollow
2,500FollowersFollow

XOGAHA QARSOON

TOP NEWS

108,371FansLike
568FollowersFollow
20FollowersFollow
2,500FollowersFollow

Wararkii Maanta

error: Content is protected !!