Wednesday, June 25, 2025

Daawo Muuse Biixi oo Sir badan kashifay: “Gaas waa la adeegsanayaa, dagaalka waxaa laga wadaa Muqdisho…”

Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay xaaladda maamulkaasi iyo dagaalka ka socda  Gobolka Sool, isagoo sheegay in dagaalkaasi laga soo rarray Muqdisho.

Muuse Biixi oo ku dooday in Somaliland ay nabadgelyo dooneyso wax colaad ahna aysan diyaar u ahayn ayaa dhinaca kale sheegay in ay wadahadleen Madaxweyne Farmaajo, C/weli Gaas iyo Safiirka Mareykanka isla markaana heshiisyadii la gaaray ay jebiyeen dhinaca kale.

Wuxuu faahfaahin ka bixiyay waanwaan ay labada dhinac ka dhex wadeen Mareykanka iyo Q/Midoobay oo uu sheegay in dagaal lagu soo qaaday lagu jebiyay. Wuxuuna si weyn u eedeeyay dowladda Somalia iyadoo adeegsaneysa C/weli Gaas.

HOOS KA DAAWO KHUDBAD DHEER OO UU JEEDIYAY MUUSE BIIXI

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON