Wednesday, June 25, 2025

DAAWO: NISA oo soo bandhigtay Haweeney hubka u kala gudbin jirtay Alshabaab

Haweeney lagu sheegay inay hub u kala gudbin jirtay maleeshiyooyinka Alshabaab ayay soo bandhigeen ciidamada Nabadsugidda NISA.

Haweeneydan oo lagu magacaabo Sumaya Maxamed Geedi oo leh laba caruur ah, waxay sheegtay inay la shaqeyneysay nin ay is barteen oolagu magacaabo C/raxmaan, iyaduna ay is barteen.

DHINACA SARE KA DAAWO WAREYSI SNTV  LA YEESHAY HAWEENEYDA

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON