Thursday, March 28, 2024

DAAWO: Qaabka Guddiga Doorashada u gudbiyay 11-kii xildhibaanadii ee la laalay kuraastooda

Guddiga Doorashada Heer federaal ayaa gudbiyay liisaska labada aqal ee Baarlamaanka Cusub, isagoo ka reebay 11-ka xubnood ee la laalay kuraastooda.

Liiska Guddiga waxaa ka dhex muuqda magacyada 11-ka xildhibaan oo laba kamid lagu dul qoray inaan lasoo doorin halka kuwa kalena la masaxay oo magacyadooda dushooda lagu qortay xaqiijin lagu muujinayo in la kansalay.

Xogheynta Baarlamaanka ayaan weli wax aqoonsi ah siin, taasoo ku xiran inay shahaadooyin ay ka helaan Guddiga Doorashada, waxaana arrintooda ay hadda tahay xaalad ka dhex taagan Madaxda Madasha, Beesha caalamka iyo Guddiyada Doorashada.

Ad

HOOS KA DAAWO SIDA LOO KANSALAY XUBNAHAN

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON