Sunday, July 13, 2025

DAAWO: Qaar ka mida xildhibaannada Beesha Hawiye oo War Cad kasoo saaray Xariga C/raxman C/shakuur

Qaar ka mida xildhibaannada Beesha Hawiye oo shir ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa war kasoo saaray xariga siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame, iyagoo dalbaday in la sii daayo.

Waxaa xildhibaannada afkooda ku hadlay Senetor Yuusuf Geele Ugaas oo faahfaahin ka bixiyay, sida wax u dhaceen iyo kulamadii ay la yeesheen madaxda sare ee dalka wixii kasoo baxay, waxaana tuhmay in qolo ku hoos jirta madaxda sare ay doonayaaan in dadka iyo dowladda iska hor keenaan.

“Xisaab ayaa ku maqanahay, waan xisaabtameynaa, cid kasta oo falkaas geysatana sharciga la hor keeno, madaxda sare haddii ay gasha xitaa..” ayuu yiri Sanator Yuusuf Geelle Ugaas

HOOS KA DAAWO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON