Waxaa magaalada Garowe ka socota soo dhoweynta Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo, iyadoo garoonka diyaaradaha Gen. Maxamed Abshir ee magaaladaasi ay isugu tageen qeybaha bulshada.
Waxaa soo dhoweynta ka qeyb galaya Madaxda Puntland, ciidamada, dadweyne iyo qeybaha bulshada magaalada Garowe, iyadoo saacadaha soo socda uu halkaasi gaari doono madaxweyne Farmaajo.
Ad
HOOS UGA DAAWO
- Advertisement -
Warar Xul ah