DAAWO: Qabanqaabada soo-dhoweynta Madaxweyne Farmaajo ee Magaalada Garowe ka socota

Waxaa magaalada Garowe ka socota soo dhoweynta Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo, iyadoo garoonka diyaaradaha Gen. Maxamed Abshir ee magaaladaasi ay isugu tageen qeybaha bulshada.

Waxaa soo dhoweynta ka qeyb galaya Madaxda Puntland, ciidamada, dadweyne iyo qeybaha bulshada magaalada Garowe, iyadoo saacadaha soo socda uu halkaasi gaari doono madaxweyne Farmaajo.

Ad

Image may contain: 1 person, standing and shoes

Image may contain: 1 person, standing

HOOS UGA DAAWO

 

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

127,988FansLike
1,143FollowersFollow
3,340FollowersFollow

WARARKA UGU SHIDAN

error: Content is protected !!