Sunday, July 13, 2025

DAAWO: Ra’iisal wasaare Kheyre oo la kulmay Madaxweynaha Turkiga, Booqdayna Dhaawacyadii Muqdisho

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo socdaal ku maraya dalka Turkiga ayaa caawa la kulmay madaxweynaha dalkaasi Rajeb Dayip Erdogan.

Kulanka ayaa ka dhacay Xarunta Madaxtooyad Turkiga, iyagoo labada mas’uul ay ka wadahadleen xiriirka labada dal iyo taageerada Turkiga uu siinayo dowladda iyo Shacabka Soomaaliyeed.

Dhinaca kale Ra’iisal wasaaraha ayaa booqday dhaawacyada Qaraxii Muqdisho oo lagu daweynayo Isbitaallo ku yaalla dalka Turkiga.

HOOS KA DAAWO

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON