Monday, June 23, 2025

DAAWO: Sawiradii ugu danbeeyay weerarka lagu qaaday Hotel Saxafi

Qasaaraha weerarka saaka aroortii lagu qaaday Hotelka Saxafi ayaa sii kordhaya iyadoo aan weli la soo afjarin weerarkaasi.

Saraakiil, xildhibaano hore iyo ganacsato ayaa lagu dilay weerarka Hotel Saxafi oo noqday mid ka mida kuwii ugu qasaaraha badnaa weeraro xiriir ah oo Alshabaab ku qaaday hoteelada Muqdisho.

HOOS KA DAAWO SAWIRADII UGU DANBEEYAY

Ad

 

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON