Monday, July 14, 2025

DAAWO SAWIRRO: Aas Magaalada Gaalkacyo loogu sameeyay Askartii laga laayay Galmudug

Aas ay ka qeyb galeen mas’uuliyiin iyo shacab ayaa maanta magaalada Gaalkacyo loogu sameeyay askartii Galmudug ee lagu dilay weerarkii duqeynta ahaa diyaarad Mareykan ah ku qaaday.

Askarta aaskaasi loo sameeyay ayaa gaareysa 13 waxayna dhammaantood ku geeriyoodeen Duqeyntii ka dhacday Degaanka Jeexdin ee Waqooyi Bari Gobolka Mudug

DAAWO SAWIRRO

askar-galmudug5askar-galmudug4askar-galmudugaskar-galmudug1askar-galmudug2askar-galmudug3

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON