Thursday, June 26, 2025

DAAWO SAWIRRO: Baarlamaanka Maamulka Ahlu suna ee 24-ka saac lagu sameeyay

Maamulka kooxda Ahlu suna ee Gobollada Dhexe ayaa xalay dhaariyay baarlamaan cusub oo maamulkaasi yeelanayo.

Baarlamaanka Ahlu suna ayaa ka kooban 65 xubnood ayaa muddo 24 saacadood ah lagu dhisay, isagoo doortay guddoomiye.

Baarlamaanka ayaa la sheegay inay ku jiraan 10 Haween ah, waxaana lagu soo beegay xilli dowladda Soomaaliya ay doorasho ku jirto.

DAAWO SAWIRRO

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON