Tuesday, June 24, 2025

DAAWO SAWIRRO: Banaanbaxyada Koobka Gobollada oo ka dhacay Magaalooyinka Puntland

Dabaaldegyo waaweyn ayaa soo gaaray ilaa caawa magaalooyinka maamulka Puntland

iyadoo ay isu soo baxeen boqolaal dad ah oo ku faraxsan guusha ay gaartay kooxda Maamul Goboleedka Puntland oo galabta ku guuleysatay Koobka loo dhigay maamulada dalka.

Magaalooyinka waaweyn sida Garowe waxaa isu soo baxay dadweyne fara badan iyo gaadiid, iyagoo dadweynuhu siteen calanka maamulka Puntland, waxaana ka muuqatay farxad weyn.

Magaalooyinka kale sida Burtinle,Galkacyo, Qardho, Carmo, Boosaaso, Badhan, Dhahar, Buuhoodle ayaa laga soo weriyay  bannaabaxyo iyo dabaaldeg.

Kooxda Puntland ayaa rigooreyaal 5-3 uga badisay dhigooda Jubaland ciyaartii fiinaalka ee ka dhacday garoonka Stadio Konis ee magaalada Muqdisho, waxaana koobka gudoonsiiyay Madaxweynaha  Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

DAAWO SAWIRRO

Garowe1

Garowe2

Garowe3

Garowe4

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON