Sunday, July 13, 2025

DAAWO SAWIRRO: Boqolaal dhalinyaro ah oo ku biiray Ciidamada Booliska Soomaaliyeed

Dhalinyaro boqolaal ah ayaa loo qoray inay ka mid noqdaan ciidamada Booliska Soomaaliyeed,

kuwaasoo intooda badan ka baxay Dugsiyada sare ee dalka, waxaana lagu soo bandhigay xaflad lagu qabtay Dugsiga Sare ee Booliska Gen. Kaahiye ee magaalada Muqdisho.

Taliyaha ciiidamada Booliiska Soomaaliyeeed S/Gaas Maxamed Sheekh Xasan ayaa ciidanka ku soo biiriyay jiil cusub oo ciidamada ku biirin kara tiro iyo tayo gaar ahaan kuwo aqoon leh oo  dhameystay Waxbarashada heerka Jaamacadeed iyo Dugsiyada Sare.

DAAWO SAWIRRO

Boolis-1

Boolis-05

Boolis-06

Boolis-07

Boolis-01

Boolis-04

Boolis-02

Boolis-03

Sawirrada: SONNA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON