Muslimiinta ku dhaqan dunida Islaamka ayaa maanta u dabbaaldegaya munaasabadda Ciidul Fitriga, iyagoo isugu soo baxay goobaha lagu tukado salaadda ee dhammaan magaalooyinka Islaamka.
Meelaha sida wayn looga ciiday maanta waxaa kamid ah magaalooyinka Soomaalida degto ee bariga Afrika, Dhulka Falastiin, dalalka Carabta iyo kuwa islaamka ah. Halkan hoose ka daawo sawirrada qaar ka mida magaalooyinka dunida Islaamka.

Lakemba Mosque, Sydney, Australia


Indonesia

Istanbul, Turkey

Jakarta, Indonesia
Sharjah, UAE
Prestina Kosovo,

Qudus, Falastin

Tripoli, Libia

Istanbul, Turkey

Cadan, Yeman
Dadkan salaadda ciidda saaka waxay u tageen inay ku tukadaan fagaare ku yaalla magaalada Garowe ee maamulka Puntland







