Tuesday, June 24, 2025

DAAWO SAWIRRO: Dabley Dil ka geysatay Magaalada Muqdisho oo la soo bandhigay

Ciidamada Ammaanka ayaa soo bandhigay laba dhalinyaro dabley ay oo galabta nin oday ah ku dilay degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho.

Labadan nin oo ahaa  kuwo da’ yar ayaa lagu qabtay xaafadda Xaawo Taako ee degmada Wadajir markii ay dileen Nabadoon lagu magacaabi jiray Nabadoon Hilowle Xaafow, oo ka soo baxayey Masjid.

Goobta lagu soo bandhigay dableyda waxaa tegay guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Taliyayaasha hay’adaha ammaanka oo lagu wareejiyay dableyda iyo hubkooda.

DAAWO SAWIRADDA DABLEYDA GEYSTAY

dilayaaldilayaal2dilayaal3dilayaal4dilayaal5

GOOBJOOGE.COM

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON