Tuesday, July 15, 2025

DAAWO: Sawirro dheeraad ah oo laga helay Saraakliishii & Diyaaradii Imaaraadka ee lagu xayiray Magaalada Boosaaso

Muuqaallo iyo Sawirro dheeraad ah ayaa laga helay saraakiishii Imaaraadka iyo Diyaarad gaarka ahayd ee lagu xayiray maanta magaalada Boosaaso.

Saraakiisha oo ahaa tababarrayaal milateri oo Boosaaso ku lahaa saldhig ayaa laga hor istaagay inay hub qaataan, waxaana lagu qasbay in la baaro alaabtii ay siteen oo  ahayd xamuul aad u fara badan.

Imaaraadka ayaa ciidamadiisii kala baxay magaalooyinka Muqdisho iyo Boosaaso oo uu howlo tababar ah ka waday, waxayna arrintan ka danbeysay markii dowladda Soomaaliya ay soo afjartay heshiiskii milateri ee kala dhaxeeyay UAE.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON