Monday, June 23, 2025

DAAWO SAWIRRO: Gaari Qaraxyo ka buuxaan oo lagu qabtay duleedka Muqdisho

Ciidamada Hay’adda Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa caawa gacanta ku dhigtay hub iyo Gaari noociisu yahay Kaarib, kaas oo laga soo buuxiyay Walxaha Qarxa.

Gaariga ayaa lagu qabtay degaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Magaalada Muqdisho. Ciidamada oo baaray gaariga ayaa ka dhex helay Walxaha Qarxa, Qoryo, Gantaalada Garabka laga tuuro iyo Foosto ay ku buuxaan Aaladaha sida aadka ah u qarxa.

DAAWO SAWIRRO
gaariqarax1

Ad

gaariqarax

gaariqarax2

Sawiradda: SONNA

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON