Saturday, June 28, 2025

DAAWO SAWIRRO: Galmudug oo soo bandhigtay maxaabiistii laga qabtay Alshabaab

Maamulka Galmudug ayaa magaalada Gaalkacyo maanta kusoo bandhigtay 22 maleeshiyo oo ka mida Alshabaab ay shalay ciidamada Galmudug  ku soo qabteen dagaal Bariga Gobolka Mudug ku dhex maray maleeshiyadii Alshabaab ee kas oo firxatay degaanka Garacad.

Maxaabiista ay ciidamada Galmudug oo bandhigeen ayaa gaareysa 22 maxbuus oo qaarkood ay yihiin caruur da’ yar, waxaana ku jira qaar waaweyn.

Dagaalka ciidamada Galmudug iyo Maleeshiyada Alshabaab ee soo gashay degaanada Galmudug ayaa weli socda, waxayna wararku sheegayaan in saraakiishii hogaamineysay dagaalka ee Alshabaab ay ka mid yihiin kooxda u soo gudubtay Galmudug.

DAAWO SAWIRRADA MAXAABIISTA 

Alshabab-01

DAAWO SAWIRRO: Galmudug oo soo bandhigtay maxaabiistii laga qabtay Alshabaab
DAAWO SAWIRRO: Galmudug oo soo bandhigtay maxaabiistii laga qabtay Alshabaab

Alshabab03

Alshabab06
DAAWO SAWIRRO: Galmudug oo soo bandhigtay maxaabiistii laga qabtay Alshabaab

Alshabab07

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON