DAAWO SAWIRRO LA YAAB LEH: Sidii ciidamada NISA uga howl galeen Hotelka Ambassador. Ciidamada Nabadsugidda Soomaaliyeed ee NISA ayaa muujiyay karti iyo naf-hurnimo kale oo dheeraad ah iyagoo markan ka howlgalay hotelka Ambassador oo weeerar ay ku qaadeen kooxda Alshabaab, kadibna ay dabley kooxdaasi ka tirsan galeen gudaha Hotelka.
Sawiradda hoose waxay muujinayaan askarta ciidamada ammaanka ee doorka ay uga jiraan badbaadinta dalka, iyo weliba sida ay naftooda u hurayaan tiiyo ay ku jiraan xaalada la wada ogyahay. Waxaa xusid mudan in saddex ka mida ciidamadaasi ay ku geeriyoodeen howgalka, waxaa kaloo NISA ka taageeraya howgalka shaqaale ka tirsan maamulka gobolka Banaadir.
HOOS KA DAAWO SAWIRRO
Goobjooge.com