Monday, July 14, 2025

DAAWO SAWIRRO: La yaabka Muuqaalkii Gaarigii geystay qarixii ugu weynaa ee Muqdisho

Waxaa la helay muuqaalka gaariga qarixii ugu weynaa ee shalay ka dhacay magaalada Muqdisho.

Muuqaalkan oo lagu duubay Caamerada CCTV ee hotelka Peace ayaa muujisay Gaari weyn oo si xad dhaaf ah loogu soo raday Fuustooyin lagana soo buuxiyay waxyaabaha qarxa, iyadoo dhinac kasta ay ka saarnaayeen Fuustooyin.

Qaraxa uu sameeyay Gaarigan ayaa geystay burburkii ugu weynaa inta la ogyahay qaraxyadii Muqdisho ka dhacay, waxaana uu dhulka la simay dhismooyin fara badan oo ku teedsan wadadda ka timaada degmada Wadajir ee tagta garoonka diyaaradaha Muqdisho.

DAAWO SAWIRRO


NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON