Friday, June 27, 2025

DAAWO SAWIRRO: Madaxweynaha Galmudug oo tababar u furay 400 askari oo Daraawiish ah

Madaxweynaha  Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa maanta tababar ciidan uga furay 400 oo askar cusub oo kamid noqona doona ciidamada daraawiishta maamulkaasi, waxaana tababarka laga furay xerada Kulmiye ee ku taala duleedka magaalada Cadaado.

Wasiirka Amniga Galmudug Cisman Ciise Nuur (Taar-dhuleed)  ayaa sheegay in ciidamadan tababarka loo furayo ay kamid noqonayaan ciidamada daraawiishta Galmudug ayna qeyb weyn ka qaadan doonaan difaaca maamulka iyo degaanadiisa.Madaxweynaha Galmudug  C/kariin Xuseen Guuleed oo ayaa ciidamada cusub ee tababarku u bilowday u sheegay in looga baahan yahay inay ka shaqeeyaan sidii amni la isku haleyn karo looga hirgelin lahaa deegaanada Galmudug.

HOOS KA DAAWO SAWIRRO

 

DSC06282

[ad name=”HTML-1″]

DSC06281

DSC06285

DSC06327

DSC06286

[ad name=”HTML”]

DSC06298

DSC06309

DSC06277

DSC06311

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-7″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON