Monday, July 14, 2025

DAAWO SAWIRRO: Midowga Yurub Ciidamo cusub u tababaray dowladda Soomaaliya

Ciidamo cusub oo ka mida milateriga Soomaaliya oo soo dhameystay tababar ay siiyeen howlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya.

Ciidamadan ayaa tababar loogu soo xiray xerada Jasiira ee duleedka Muqdisho, waxaana ciidamada qalin jebiyay ay gaarayeen 100 askari.

Waxaa ciidamadan tababaray saraakiisha ciidamada Midowga Yurub ee Soomaaliya ku sugan ee tababarka ciidamada Soomaaliya u soo wareejiyay gudaha dalka iyadoo markii hore ka dhici jiray dalka Uganda.

Xafladii qalin jebinta waxaa goobjoog ka ahaa abaanduulaha ciidamada Soomaaliya, Saraakiisha ciidamada Midowga Yurub iyo AMISOM.

DAAWO SAWIRRO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON