Tag: EU

Maxaa looga hadlay kulankii Danjireyaasha Dalalka Midowga Yurub & Ra’iisal Wasaare Kheyre? [Sawirro]

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan gaara kula yeeshay safiirrada dalalka midawga Yurub u jooga Soomaaliya. Kulankan...

XOG: Xiriirka Dowladda Somalia & Dalalka Midowga Yurub oo sii xumaanaya [Akhri sababta]

Wixii ka danbeeyay markii dowladda Somalia ay dalkeeda ka ceyrisay Wakiilkii Q/Midoobay Noicholas Haysom, waxaa sii xumaaday xiriirka dalalka Midowga Yurub iyo dowladda Somalia. Waxaa...

Somalia & Midowga Yurub oo kala saxiixday Heshiis 100 Milyan Euro lagu taageerayo Dowladda...

Xukuumaadda federaalka Soomaaliya iyo Midowga Yurub ayaa maanta kala saxiixday  deeq lacageed dhan €100 (Boqol milyan oo Euro) oo Midawga Yurub  si toos ah...

Midowga Yurub oo War kasoo saaray Qarixii Is-miidaaminta ee lala beegsaday Ciidamada Talyaaniga

Xafiiska Midowga Yurub ee Soomaaliya ayaa war kasoo saaray weerarkii is-miidaaminta ah ee Alshabaab ay ku qaadeen kolonyo ciidamada Talyaaniga ee ku sugan Muqdisho...

Shanta Dal ee Heshiiska kula jira Iiraan oo sameeyay Hab looga baxsanayo Xayiraadda Mareykanka

Shanta dal ee ku haray heshiiska Nuclera-ka Iran ayaa isku raacay inay sameeyaan hab lacagta lagu bixiyo oo gaar ah, kaasi oo shirkadaha u...

Midowga Yurub oo Qeyb ka mida 42 Milyan Doolar oo lagu horumarinayo Ciidamada Booliska...

Midowga Yurub ayaa ogolaaday bixinta inta badan dhaqaale lagu taageerayo Booliska Soomaaliya oo gaaraya 42 -Milyan oo doolar, kadib shir looga hadlayey Qorshaha horumarinta...

Midowga Yurub oo lacag 200 Milyan oo Euro ugu deeqay Dowladda Soomaaliya (Akhriso Faafhaahin)

Beesha Caalamka ayaa ku dhawaaqday in dowladda Soomaaliya loo qoondeeyay lacag ka badan 200 Milyan oo Euro oo wax looga qabanayo dhinacyada dhaqaallaha, Ammaanka...

Madaxweyne Trump oo ku hanjabay Dagaal Ganacsi oo dhex maray Midowga Yurub (Canshuur cusub)

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku hanjabay inuu canshuur ku soo rogayo baabuurta dalalka Midowga Yurub ee loo dhoofiyo Mareykanka. Baabuurta lagu sameeyay ama lagu...

Dowladda Austria oo xireysa 7 Masjid, dalkeedana ka Masaafurineysa 40 Imaam & Turkiga oo...

Dowladda Austria ee uu higgaamiyo xisbiga midigta fog ee xagjirka ah ayaa shaacisay inay xireyso toddoba masjid, iyo xarumo ururro islaami ah oo la...

Madaxweynayaasha Mareykanka & Faransiiska oo Ereyo kulul is weydaarsaday [Dagaalkii Ganacsi oo gaaray heerkii...

Madaxweyne Trump iyo dhiggiisa faransiiska ayaa eedaymo xooggan oo ku aaddan siyaasadda ganacsiga iswaydaarsaday xilli uu shir madaxeedka dalalka loo yaqaan G7 ee ugu...

Madaxweyne Donald Trump oo Dagaal Ganacsi ka dhex Qarxiyey Mareykanka, Midowga Yurub & Canada

Dagaal ganacsi oo aan hore loo arag ayuu qarxiyey Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump isagoo ku sii socda canshuurta uu kusoo rogay dalalka Midowga Yurub,...

Gulf crisis threatens East Africa peace efforts, EU warns

Diplomatic tensions between countries in the Gulf are threatening peace efforts in East Africa, particularly in the Horn of Africa, the EU's special envoy...

Maalinta Midowga Yurub oo laga xusay magaalada Muqdisho & Ra’iisal Wasaare Kheyre oo ka...

Magaalada Muqdisho ayaa maanta laga xusay maalinta Midowga Yurub ee 9-ka May iyadoo xaflad lagu maamuusay maalintaasi ay ka dhacay xarunta Xalane ee magaalada...

Dalalka deeqda bixiya oo Warbixin weji gabax ku ah Dowlada Somalia kasoo saaray shirkii...

Soomaaliya waa inay dedejisaa isbeddalada ay ku sameyneyso ciidamadeeda, waxaa sidaas maanta yiri dalalka deeq bixiyayaasha kadib wada-hadal ay ka yeesheen horumarka gaaban ee...

Ra’iisal wasaare Kheyre oo kulan Gaara la yeeshay Madaxa Midowga Yurub ee Arrimaha Siyaasadda

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali khayre ayaa magaalada Brusseals kula kulmay Wakiilka Midowga Europe uqaabilsan Arrimaha Dibada iyo Amaanka Federica Mogherini, isagoo ka qayb...

German military to end role in EU training mission in Somalia

The German military will stop participating in a European Union training mission in Somalia at the end of March, a Foreign Ministry official said...

Madaxweyne Farmaajo oo xafiiskiisa u magaacabay La-taliyaha Ammaanka Qaranka [Yaa shaaciyey..?]

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa magacaabay la-taliyihiisa Ammaanka Qaranka. Xilkan ayaa loo magacaabay Cabdi-Saciid Maxamed Cali ayaa ah nin aqoonyahan hore ula soo shaqeeyay...

Midowga Yurub oo tababar Casri ah siiyay Ciidamo ka tirsan Milateriga Soomaaliya ]Sawirro]

Tababar ay Saraakiisha ciidamada midowga Yurub siiyeen  ciidamo ka tirsan milateriga Soomaaliya ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho. Abaanduulaha Taakuleynta Taliska  Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed...

Midowga Yurub oo diiday Dalab ku saabsan QUDUS OO uga yimid Ra’iisal Wasaaraha Yuhuudda

Midowga Yurub ayaa diiday dalab uga yimid Ra'iisal wasaaraha Isra'el Benyamin Netanyahu oo ahaa inay magaalada Qudus u aqoonsadaan caasimadda Israel, kuna daydaan Madaxweynaha...

SAWIRRO: Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galaya Shirweynaha Midowga Afrika iyo Yurub ee Abidjan

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galaya shir madaxeedka shanaad ee Midowga Afrika iyo Midowga Yurub oo ka socda caasimadda Ivory Coast...