Iyadoo maanta ay xujeyda ka kala timid dunida dacaladeeda taagan yihiin Carafa ayaa maalintan lagu tilmaamaa mid ka mida kuwa muujinaya iimaanka iyo naxariista islaamka.
Waxaa aalaaba sanad waliba Buurta Carafa iyo daafaheeda istaaga xujey malaayiin ah oo dembi dhaaf Alle weydiisanaya, waxaana laga soo qaadaa sawirro saameyn leh oo muujinaya midabyo kala duwan iyo dad ku midoobay hal diin.
HOOS KA DAAWO SAWIRADII UGU DANBEEYAY EE LAGA SOO QAADAY CARAFA