Monday, July 14, 2025

DAAWO SAWIRRO: Nin dad ku laayay Xarun Wargeys uu hore u Dacweeyay dalka Mareykanka

Toogashada ayaa ka dhacday xarunta dhismaha Wargeyska Capital ee magaalada Maryland Maraykanka, waxaana nin hubeyan uu halkaasi ku ku dilay 5 qof, isagoo dhawacay dhowr qof oo kale.

Ninka weerarka qeystay ayaa magaciisa lagu sheegay Jarrod Ramos, waana 38 sano jir hore dacwad ku saabsan sumcad duk ugu soo oogay wargeyska, kana guuleystay, isagoo adeegsaday qori iyo bambooyin.

Weriye meesha joogay ayaa sheegay in qof hubaysan uu dadka ka toogtay muraayada dhismaha. Shir jaraa’id oo maamulku ay qabteen ayaa lagu sheegay inay dhacday toogasho galabnimadii Talaadada waqtiga Mareykanka.

Boolisku waxay sheegeen inaysan sheegi karin nooca hubka la isticmaalay.Waxayna intaasi raaciyeen in qofka laga shakisan yahay ay boolisku baaritaan ku hayaan. Waxaana baaritaanada socda ka qaybqaadanaya hay’adaha amaanka oo FBI ay ka mid tahay.

Wargeyskan la weeraray ayaa ah jariirad maalinle ah kana tirsan warbaahinta Capital Gazzete

Police responded within 60 seconds to reports of an active shooter at the newsroom in the 800 block of Bestgate Road, Annapolis, at around 2.40pm 

Police have also responded to check the Baltimore Sun newsrooms in the wake of the shooting

The newspaper still put out a print edition on Friday. They tweeted out an image (above) of their front page late on Thursday night regarding the deaths of their five colleagues

.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON