Monday, June 23, 2025

DAAWO SAWIRRO: Qarax dad badan ku laayay suuq ku yaala magaalada Muqdisho

Gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo maanta lagu qarxiyay suuq ku yaala magaalada Muqdisho ayaa keenay inay ku dhinteen 13 qof iyo dhaawac ka badan 20.

Qaraxa ayaa ka dhacay Suuqa loo yaqaan suuqa Beerta ee degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho, waxaana la sheegay in la qabtay qofkii Gaariga qarxay watay.

DAAWO SAWIRADDA OO BURBUR WEYN KA DHALIYAY SUUQA

Ad

21-96543
p4p3p1

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON