Gaari noociisu yahay NISSAN SURF ayaa duhurnimadii maanta ku qarxay wadadda Maka Almukarama ee magaalada Muqdisho.
Qaraxa gaarigan oo ka dhaliyay qasaare laba qof oo dhimasho ah ayaa ku qarxay hotel Kuweyt oo u dhow saldhiga Waaberi.
DAAWO SAWIRRO
Goobjooge.com