Laba askari oo ka mida ciidamada Booliska ayaa lagu dilay tiro kalena waa lagu dhaawacay Soomaaliyeed Qarax Miinodegmada Xamar weyne ee magaalada Muqdisho.
Qaraxan, ayaa la sheegayaa inuu ahaa miinada nooca dhulka lagu aaso, waxaana la geliyay goob ciidanka Booliska ay fariistaan oo dhismo Jiingad ah ay uga sameysan tahay.
DAAWO SAWIWRRO