Wednesday, June 25, 2025

DAAWO SAWIRRO: Qaraxyo iyo Raggii waday oo lagu qabtay Magaalada Boosaaso

Magaalada Boosaaso ee Goboka Bari ayaa sheegaya in halkaasi lagu qabtay gaari siday waxyaabaha qarxa.

Labada nin iyo qalabkii lagu qabtay ayaa lagu soo  bandhigay magaalada Boosaaso waxaana ka muuqatay qalab si weyn loogu diyaariyay qaraxyada  oo la doonayay in laga fuliyo magaalada Boosaaso

Ciidamada Puntland ayaa baaritaan ku haya gaariga iyo ragga la socday, waana kii labaad ee lagu qabto magaalada Boosaaso.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON