Monday, July 14, 2025

DAAWO SAWIRRO: Qarixii ka dhacay Magaalada Muqdisho

Qarax maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa lala beegsaday Baarka Blue Sky ayaa dhaliyay qasaare dhimasho iyo dhaawac leh.

Qasaaraha hordhaca ah ayaa sheegaya in laba qof ay ku dhinteen, halka afar kale dhaawac ka soo gaarya qarax oo ahaa gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo la dhigay agagaarka Baarka.

DAAWO SAWIRRO

qarax14qarax12qarax13

qarax

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON