Sunday, August 10, 2025

DAAWO SAWIRRO: Sidee Madaxweyne Farmaajo loogu soo dhoweeyay Magaalada Jabuuti

Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo oo maanta gaaray magaalada Jabuuti ayaa si diiran loogu soo dhoweeyay halkaasi.

Wafdiga Madaxweynaha oo ay ka mid ahaayeen wasiiro iyo xildhibanno waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Jabuuti kusoo dhoweeyay ra’iisal wasaaraha iyo wasiiro ka tirsan xukuumadda Jabuuti, iyadoo markaas kadib loo galbiyay madaxtooyada dalkaasi, halkaasoo ay wadahadal uga bilowdeen hoggaamiyeyaasha labada dal.

SAWIRRO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON