Tuesday, June 24, 2025

DAAWO SAWIRRO: Sidii loo khaarijiyay afhayeenkii Ximan & Xeeb Maxamed Cumar Xagafey

Dabley hubeysan oo watay gaari kuwa raaxadda ah ayaa khaarijiyay maanta afhayeenkii hore ee maamulkii Ximan iyo Xeeb, ahaana milkiilaha idaacadda Gobollada Dhexe Maxamed Cumar Xagafeey.

Dilka ayaa ka dhacay agagaarka isbitaalka Digfeer, degmada Hodon ee magaalada Muqdisho.

ALshabaab ayaa sheegtay dilka iyo falalkii weerarka ahaa ee maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.

DAAWO SAWIRRADA = DIGNIIN

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON