Wednesday, July 16, 2025

DAAWO SAWIRRO: Wafdigii Madaxweyne Farmaajo oo si weyn loogu soo dhoweeyay Guriceel

Wafdigiii madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo  ayaa galabta gaaray magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud, iyadoo si weyn loogu soo dhaweeyey.

Waxaa magaalada Guriceel ku soo dhoweeyey maamulka, waxgarad iyo qeybaha kala duwan ee bulshada, iyadoo ammaanka magaaladaasi siweyn loo adkeeyey. Wafdiga Madaxweynaha waxaa ka mid ahaa  madaxweynaah Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf, madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Axmed Shaakir xildhibaano iyo mas’uuliyiin kale.

Madaxweynaha ayaa fagaaraha magaalada kula hadlay dadweynihii soo dhoweeyay, isagoo uga mahadceliyay soo dhoweynta qiimaha leh.

DAAWO SAWIRRO 

Image may contain: 1 person, crowd, sky and outdoor

Image may contain: 1 person, crowd, hat and outdoorImage may contain: 8 people, people smiling, people standing, suit and outdoor

Image may contain: 2 people, people standing and outdoor

Image may contain: 2 people

Image may contain: one or more people, people standing, crowd and outdoor

Image may contain: 8 people, people smiling, people standing

Image may contain: 7 people, people sitting and wedding

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON