Monday, July 14, 2025

DAAWO SAWRIRRO: Sidee Magaalada Dooxa loogu soo dhoweeyay Ra’iisal wasaare Kheyre

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa galabta gaaray Magaalada Doxa ee dalka Qatar.

Ra’iisal wasaaraha ayaa casuumaad rasmi ah ka helay dowladda Qatar isagoo ka qeyb geli shirka sanadlaha ah ee Doha Forum oo madax kala duwan ay ka qeybgalaan, waxaana soo dhaweeyay Mas’uuliyiin sar sare oo ka tirsan Madaxda dalkaasi.

Waxaa  wafdiga Ra’iisal wasaare Kheyre soo dhoweeyay Garoonka caalamiga ah ee Hamad International Airport ee Doha ku soo dhoweeyay madax ka tirsan dowladda Qatar oo Wasiiru dowlaha arrimaha dibadda Qatar Suldaan Bin Sacad, sii-haya safiirka Qatar ee Soomaaliya Xasan Bin Xamza iyo safiirka Soomaaliya u fadhiya Qatar Cumar Idiris.

SAWIRRO

 

18403103_1438369542872875_1240246298541769224_n

18446798_1438369552872874_5434606633412253872_nGoobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON