Sheekh Maxamed Ibraahim Kenyaawi ayaa ka hadlay arrimihii ay isla soo qaadeen Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, kadib kulan uu kula yeeshay xafiiskiisa madaxtooyada Soomaaliya.
Sheekh Kenyawi ayaa sheegay in madaxda dowladda Somalia ay yihiin kuwo diyaar u ah inay qaataan naseexada, sida uu yiri, wuxuuna intaas ku daray in ujeedkiisu ahaa sidii uu madaxda u dareensiin lahaa inay shacabka u adeegaan.
HOOS KA DAAWO