Friday, June 27, 2025

DAAWO: Sidii uu u dhacay Qaraxa Adis ababa & Ciidamada Amniga oo goobta kala cararay Abiy Ahmed

Ciidamada amniga ee gaarka aha ayaa isku wareejiyay oo goobta kala cararay Ra’iisal wasaraha Itoobiya Abiy Ahmed, kadib qarax ka dhacay fagaaraha Meskel ee magaalada Adis ababa.

Muuqaal laga helay goobta ayaa muujinaay xilligii uu Qaraxu ka dhacay Fagaaraha uu ku sugnaa Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya & sidii ay ula carareen ciidamada amniga.

HOOS KA DAAWO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON