Friday, June 27, 2025

DAAWO VIDEO: Ciidamo ka socda 25 Dal oo Dhoolatus milateri ku sameeyay Bariga Boqortooyada Sacuudiga

Ciidamo ka kala socda 25 dal ayaa dhoolatusa milateri oo weyn ka sameeyay Bariga Boqortooyda Sacuudiga ee loo yaqaan Gobolka Sharqiya oo magaalada Dahraan ay hoos tagto, taasoo lagu qaban doono shir madaxeedka dalalka Jaamacadda Carabta.

Dhoolatuska ayaa waxaa ka qeyb qaatay  Ciidamo ka socda 25 dal oo ay ka mid yihiin dalalka Masar, Sacuudiga, Imaaradka, Pakistan, India, US, Uk iyo dalal kale oo fara badan, wuxuuna dhacay maalin ka hor shirka madaxda Carabta.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON