Monday, July 7, 2025

DAAWO VIDEO: Donald Trump oo lagala cararay goob uu khudbad ka jeedinayay

Murashaxa madaxweynAHA  Maraykanka ee xisbiga Jamhuuriga, Donald Trump, ayaa lagala cararay isagoo khudbad ka jeedinayey magaalada Reno ka tirsan  gobolka Nevada.

Ilaaladiisa gaarka ah iyo ciidamada amaanka ilaalinayey ayaa la sheegay in ay ka shakiyeen buuq ka dhex jiray dadka dhexdooda iyo qof dadkii halkaa joogay ka mid ahaa oo qori heystay.

DHINACA SARE KA DAAWO SIDA WAX U DHACEEN

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON