Guddiga Doorashada dadban ee Soomaaliya ayaa shir jaraa’id oo ay qabteen ka warbixiyay Qaabka Doorashada 2016 u dhici doonto.
Guddoomiyaha Guddiga Cumar Maxamed Cabdule iyo xubnaha guddiga ayaa saxaafadda u sharxay halka wax u marayaan iyagoo beeniyay in isbedel lagu sameeyay ergada dooraneysa xildhibaanada.
DHINACA SARE KA DAAWO WARBIXINTA GUDDIGA
Warar Xul ah