DAAWO: Warbixinta Telefishanka Aljazeerada ka diyaariyey Socdaalka Madaxweyne Farmaajo ee Dalka Qatar

Telefishanka dalka Qatar ee Aljazeera ayaa warbixin ka diyaariyey socdaalka rasmiga ah ee Madaxweyne Farmaajo ku joogo dalka Qatar iyo kulanka uu la yeeshay Amiirka dalkaasi Tamim Bin Hamad.

Telefishanka ayaa si weyn ugu faaqiday warbixintiisa cadaadiska ay Soomaaliya kala kulantay dalalka Khaliijka ee kasoo horjeeda Qatar, siiba Imaaraadka Carabta iyo heshiiskii ay la gashay Maamulka Somaliland oo ku saabsanaa Dekadda Berbera.

HOOS KA DAAWO

Ad

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

119,281FansLike
745FollowersFollow
2,865FollowersFollow

XOGAHA QARSOON

error: Content is protected !!