Thursday, July 24, 2025

DAAWO: Xarunta lagu caleemo saarayo Axmed Madoobe oo dhismaheedu ka socdo Kismaayo

Waxaa magaalada Kismaayo ka socda dhismaha hool weyn oo la doonayo in lagu qabto xafladda caleemo saarka Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo bartamihii Bishii hore loo doortay Madaxweyne.

Xarunta cusub ee caleemo saarka Axmed Madoobe ayaa ku taalla kasoo horjeedka xarunta Ceymiska oo doorashadu ka dhacday, xilliga caleemo saarka Axmed Madoobe ayaan weli la shaacin iyadoo dhowaan muddo bil ah oo kale loogu daray inuu ku soo magacaabo golaha wasiirada markii ay dhamaatay mudadii dastuurka Jubba dhigayay in lagu magacaabo golaha wasiirada.

HOOS KA DAAWO DHISMAHA KU SOCDA XARUNTA CALEEMO SAARKA AXMED MADOOBE

DSC_0808DSC_0817DSC_0822

DSC_0657DSC_0658

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON