Tuesday, August 5, 2025

DAAWO: Xasan Sheekh oo farriin culus kasoo saaray dacwadda Badda ee Somaliya & Kenya

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa farriin culus ka soo saaray dacwadda Badda ee u dhaxeysa Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya.

Farriin uu soo dhigay madaxweynaha bartiisa facebook ayuu ku sheegay in dowladda Soomaaliyeed aysan marnaba ka tanaasuleynin hal taako oo ka mid ah Badda Soomaaliya, isla markaana aysan ogolaan doonin in la qaato.

“Waxaan shacabka Soomaaliyeed u xaqiijinayaa in Baddeenu ay tahay hanti qarran oo marnaba aan gorgortan la gellin karin” ayuu farriintiisa ku yiri madaxweynaha.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON